Create a Website Forum, Guestbook Hosting, or Website Chat Room for your website.

Buuga Martida ee Manhajonline

Sign Guest Book

163 Entries
cali yuusuf 
01/02/13 at 22:03

Wadanka? somaliland hargaysa

Comments:
salaamu calaykum salaan kadib sh.c/kariin ayaan doonayaa su,aal inaan waydiiyo sheekh waxaan ahay arday salafiya xaafadayada anigaa ayaa cilmiga kabarta sheekh xaafadayada heesaha waa lagu daawadaa aflaantana waa lagu daawadaa waan kalahadlaa laakiin waxba laygama qaadanaayo markaa sheekh qol gooniya ayaan seexdaa sheekh mararka qaar qolkayga ayaa laygu soo galaa waalay dhibaateeyaa mararka qaar ayay iraadeeyaan markaa sheekh waxaan kabaqayaa inay iraadeeyaan sheekh maxaad igula talin lahayd?


maxamed salafi 
01/02/13 at 21:55

Wadanka? somaliland

Comments:
salaamu calaykum marka hore ilaahay ayaa mahad leh kadibna dadka soo abaabulay webkan waxaan kamidahay ardayda kafaaidaysata walaalayaashay waxaan kacodsanayaa inay qaybta naxwaha kusoo kordhiyaan sida sheekh siibawayhi iyo sh, faysal naxwe iyo maxamuud naxwe jazaakumullaahu khayr


Umu Faduma Email
30/01/13 at 19:35

Wadanka? UK

Comments:
Aslmu clykm Iikhwaanii khyr badan Alla hayni siiyo dhamantiin waxaan rabay Sh Cabdikariim Xassan Xoosh inuu iiga soo fidyoodo su,aashan insha allah.

Waxaan doonayey inaan sujuuda salaada ku ducaysto marka aan dhameeyo adkaarta loogu ralagalay sujuuda ducada aan rabi inaanku ducaysto waa Aayat Quraan ah oo duco ah marka waxaan maqlay quraanka sujuuda laguma akhriyo wax cilmi ah arintaa uma lihi.

Barakalaahu fiik wajisaakumalaahu khyran wa axsan jisaa
Waslamamu clykm warxmatulaahi.


Umu Faduma Email
19/01/13 at 16:36

Wadanka? UK

Comments:
Aslmu clykm. Iikhwaanii khyr badan Alle haynisiiyo dhamaantiin insha allaah waxaan jeclaan lahaa in aan su'aal ini waydiiyo laakiin in ay macqiil tahay in aan buuga martiga ku soo qoro su'aashaas maxay noqon?
hadii ay macquul tahay ii soo jawaaba si aan su'aashayda ugu soo jawaabo.

Barakalaahu fiikh wa jisaakuma laahu khyrn
Slamu clykm.


Umm Zubayr 
15/01/13 at 23:35

Wadanka? Sweden

Comments:
Bismillaah

Assalaamu calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatuh

Ikwaan ilaahey aajir weyn haa niga siyoo shaqadaan aad wadin. Ilaahey dadkena dacwada xaqiqadah salafiyyah haa uso haadeyo aameen.

Af soomaligeyga waa xunyahay lakiin waan isku daya ina suaaleheyga kuu soo qooro afka hooyaden, hadiid ad fahmi weysiin af ingiiris ayaan kuu soo qoori doona bi'idhnillaah.

Suuasha koowad, ma heysatiin fataawoyin kuu sabsan ariinta wiswaska? Suuasheyda labadne waxa waye, ilaahey ina lago duceyo magac "eebo" maa banantahay? Culimada ariintan maxey kaa shegen? Baarakallaauh feekum wa jazaakumuallaahu khayra.


abdulfataax  Email
04/01/13 at 13:47

Wadanka? UK

Comments:
maanshaallah may allah reward everyone involved in this website and grant them janna.

one thing i've notice is that the lecture of shaekh barbaraawi on nallifiers of islam has alittle error (maybe it could be my computer) but the second to fouth lectures are the all the same.


nimco 
29/12/12 at 15:26

Wadanka? uk

Comments:
allah hatydin daayo
 < Previous 7
Page:
Next 7 >  

Back to Daarul-Xadiith