Buuga Martida ee Manhajonline
Sign Guest Book
136 Entries
Wadanka? uk Comments: Assalamu calaikum walaalyaal waxaan halkaan iidiin ka lee yahaay walaalyaal somaliland culumuu ma jjogaan ee wa ducaat ee walaalyaal
Wadanka? United Kingdom Comments: Assalaamu alaykum wa rahmatulahi wa barakatu May Allah reward your efforts in spreading the beautiful and pure deen to the world, ameen. Alhamdulilah I have found this website to be of much benefit, may Allah make us of those who benefit from it, act upon it and benefit others by it too ameen.
Comments: Asc wr wb. walalayaal waat ku mahad santihiin.alle waxaan ka baryeeynaa kuwa waxay maqleen ku camal fala in uu naga yeelo
Wadanka? hargeisa ,somaliland Comments: salaamu calaykum, waxaan u mahadnaqaa allaha subxaanuhu wa tacaala inoo suurtagaliyay inaanu ka faa'idaysanno website kan ka arday jamacadeed hadday noqoto muxaadarooyin iyo qoraallo ba ,waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado qaabka ugu fiican ee aan u difaaco hooyadeen caa'isha bintu abi bakar gaar ahaan dadka loo yaqaaanno shiicada . salaamu calaykum
Wadanka? Usa Comments: Asalaamu CALEYKUM WARAHMATULAAHI WABARkaatuhu. Walaal waxaan jeclaan lahaa dhamaan casharada uu bixiyo sh. Abdulahi barbarawi iyo meesha aan ka download gareysan karo inaad ii soo shegto, manhajonline marwalba waan galaa laakin waxba laguma kordhiyo oo waa intii ku jiryay sanadkii hore ayaa hadana ku jirta dhanka DURUUSTA. Jazaaka Allaahu kheyran
Wadanka? somaliland Comments: a/s bacda salaan waxan culimada khayr alle ha siiyee waydiinayaa suaashan: * imaamu abuu xaniifa nucmaan binu thabit miyuu ka mid yahay ahlusunna wal jamaaca waayo waxan maqlay imaamu muqbil baa risaalad ka qoray inaanu ahlu sunne ahyn bal ka warama caqiidadiisa shiikhaa jazaakumullaah
Wadanka? somaliland Comments: asalaamu calaykum walaal waad mahad san tihiin shaqaalaha manhaj online iyo mas uu li yiintaba thanks for all this.... |
| < Previous 7 | Next 7 > |
Back to Daarul-Xadiith

